Dhaawacyada dad laga soo Saaray Dhisme ku dumay oo la dhigay Xarumaha Caafimaad ee Muqdisho.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Faahfaahino Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qasaaraha Ka dhshay Guri ku dumay Dad Deegaansanaayay Dhismaha Wasaaradda Caafimaadka ee Degmada Boondheere.

inta la Xaqiijiyay Afar qof oo dhaawac ah ayaa laga soo saaray burburka hoostiisa kuwaas oo loola cararay Xarumaha Caafimaad ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa SooJeedinaya:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.