Deeq Gar gaar Ah oo Lagu Wareejiyay Maamulka Hirshabeelle.

0
47

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka Hirshabeelle ayaa lagu wareejiyay deeq gar gaar ah oo loogu talagay shacabkii ka barakacay tuulada Iji ee udhaxeysa xadka ay wadagaan xadka udhaxeeyasa Hiiraan iyo shabeellada dhexe.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.