Beeraleyda Jowhar loogu Baaqay in sare loo qaado Tacabka Beeraha.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Hirshabelele ayaa qeyb weyn ka qaadata dadaalo lagu dhiirigalinayo beeraleyda Magaalada Jowhar taasi oo dad beeraleyda ka caawineysa in dalagyo wanaagsan ay usoo saraan bulshada iyo ganacsatada.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.