Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Wadajirka Aadanaha.

0
118

Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Wadajirka Aadanaha 20-December ee Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.

Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.