Kulan Cayaared lagu Xoojinayo Isdhexgalka Bulshada oo Lagu qabtay Marko.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan ciyaaredkan oo ay soo qaban qaabiyeen xeriirada kubadda cagta ee ka dhisan degmooyinka qoryooleey iyo Marka ayaa lagu qabtay Magaalada marka ee Gobolka shabeellaha hoose.

waxaa soo jeedinaya : – cabdifitax Axmed Maclow.