Dugsiyada lagu barto Qur’aanka oo ku soo badanaya Jowhar.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madarasada nasrudiin waxa uu ka mida yahay madarsooyinka ku yala magaalada jowhar ee caasimada hirshabeelle islamarkaane lagu barto qur,aanka kariimka iyo axaadista nabiga.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.