Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladaan oo lagu maamuusaayay maalinta calaamiga ah ee Radiyaha Adduunka ayaa waxaa Soo qaban qaabiyay Ururka Suxufiyiinta Gobolka Shabeellaha dhexe waxaana ka soo qeyb galay Suxufiyiin, qeybaha kale duwan ee bulshada iyo Masuuliyiin ka tirsan Hirsuabeelle.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.