Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafiiska wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo mudooyinkan ku howlanaa dardargalinta howlaha horumarinta beeraha ayaa kulan waxa ay la qateen Hey’ada ICRC islamarkana ay kawada hadleyn sidii loo caawin lahaa dadka danta yare ee beeraleeyda kuwaas oo saameeyn kala duwan kala kulma abaarta iyo fatahaadaha.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.