Wasaarada Caafimadka Hirshabelle Oo baahineyso Mashruuca Damal Caafimaad

0
124

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaradda Caafimadka Hirshabelle ayaa shegtay in sanadaha soo socda ay qorsheneyso in wajiyada labaad iyo sedexaad ee adeega Damal caafimaad ay geyn donto deeganada Hirshabelle.

Wasiir dowlaha Wasaarada cafimaadka Hirshabelle Dr Muxudiin Mukhtar Macalin ayaa ka waramay qorshaha sanadaha 2024 Ila 2025 ee Wasaraada ay wado isaga oo sheegay in dhaman adegyada ay u baahnaayeen bulshada la gaarsiayay ayna wado dadaalo kale ee bulshada Wax logu qaban karo dhanka Caafimaadka.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here