Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye Ku-xigeenka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Axmed Faarax Taqal, iyo dhammaan shaqaalaha Xiriirka ayaa si wadajir ah u qabtay howl nadaafadeed oo lagu nadiifinayay xarunta Xiriirka Kubadda Cagta iyo sidoo kale garoonka Injineer Yariisow (Ex-Banadir Stadium).
Waxaa soo jeedineysa – Xaliimo Cali.





