Dood wadaag ku saabsan dib u eegista Dastuurka Oo Lagu qabtay Muqdisho

0
72

Jowhar (Radio Isnaay)- Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey Dood ku saabsan Dib u eegists Dastuurta iyo Hagaajinta Dowladnimada Soomaaliya kaasi oo uu marti ku ahaa wasiirka wasaarada Cadaalada iyo Arimaha dastuurka ee Dowlada Federalka ee Soomaaliya Hasan Macalin

Doodaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Dalada Damal Platform waxaana dooda su,aalo kala duwan lagu weydiinaayey Wasiirka iyadoona ay su,aalahaas weydiinayeen Ardeyda Jaamacaha iyo Qeybaha Kal duwan ee Bulshada.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here