Jowhar (Radio Isnaay) – Qaar ka mid Dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ee Waxbartay ayaa ka digay halista in shaqo laga doonto Wadamada shisheeye kuwaas oo dhiibaatooyin baddan lagala kulmo
Maxamed Cabdikariin waa mid ka mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada Jowhar waxuu ka warbixiyay xaaladaha laga dhaxli karo in dalka laga tago oo dibaddaha la aado islamarkaana shaqo laga doonto.
Warbixinta warka waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi