Hay’adda Tayo-dhowrka Qaranka Oo Kulan ku qabatay Magaalada Jowhar

0
100

Jowhar (Radio Isnaay) -Hay’ada Tayo dhawrka qaranka ayaa magaalada Jowhar ku qabatay Kulanka wadatashiga siyaasada Tayo dhawrka kaasi oo lagu baahinayo deegaanada Hirshabelle

Kulankan aya Waxa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah bulshada rayidka magalada Jowhar iyadoona laga wad hadlay wadatashiga Tayo dhowrka qaranka kaasi oo lagu xakameynayo agabyada iyo cunoyiinka dhacay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here