Bulshada Jowhar oo ka Hadlay sida looga qeyb qaadan karo bilicda Magaalada.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka kunool magaalada Jowhar waxaa ay u badan yihiin Ganacsato, xoolo dhaqato iyo beeraleey kuwaasi oo aan ku mashquulin Bilicda iyo nadaafadda magaalada inkastoo ay ku mashquuleen nolol maalmeeedkooda.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here