Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha uruurka tayo ee magaalada baladweyne Maxamed Cali Ibraahim ayaa sheegay in ay billabeen sidii bulshada ay kaga tageeri lahayeen adeegyada Aas Aasiga ah sida waxbarashada iyo caafimaadka gaar ahaan dadka danta yar isaga oo sheegay in meel wanaagsan ay umareyso afurinta dadka barakacyaasha ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.