Maamulka Tuulada Baarey oo ka Hadlay Xaaladda Nololeed Qoysaska Ka Barakacay Tuuladaasi.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cumar Ibraahim Nuur oo ah Gudoomiyaha Tuulada Baarey ee Dulleedka Magaalada Jowhar ayaa ka Hadlay Saameynta Daadadkii ka Soo Rogmaday Wabiga Shabeelle iyo Dhibicda  Roobka ay u Geysteen Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadda Wabiga ee Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here