Roob Qasaaro Geystay oo ka Da’ay deegaano ka tirsan Gobolka Bari

0
189

Jowhar (Radio-isnaay-) In ka badan Boqol iyo Konton dhul Bereedyo ayaa waxaa saameyey daadad ka soo gaaray roobka Gu’ga oo ka curtay Deegaano hoostaga Degmada Carmo ee gobolka bari waxa ayna daadadkaasi baabi’iyeen waxsoosaarkii beeraha iyo ceelal biyoodyo oo waraabka uqaabilsanaa beeraha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here