Maamulka Dugsi Xirfadaha Farshaxanka lagu Baro Haweenka magaalada Jowhar Oo Ka Warbixiyay Xirfadaha ay Haweenka Baraan.

0
201

Haweenkan yimaada Xaruntan ayaa isugu jira  Gabdho dhalinyaro ah iyo Hooyooyin guri joog ah  waxa ayna ka  qeyb qaataan   barashada Xirfadaha  Farshaxan kala duwan.Muhiimada   Farshaxanka kala duwan loo barayo  ayaa ah inaay  waxtaraan  Qoyskooda madaama farashanku yahay xirfado haweenka u gaar ah.

Fowsiya Qaliif Cali waa horjooga Iskuulkankan waxaana ay ka warbixisay qeybaha ay isugu jiraan xirfadaha haweenka la baraayo.

Warbixintaas waxaa inoo soo jeedineysa:-Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here