Bajaaj Waa Mooto Saddex Lugooley ah Oo Aad Looga isticmaalo Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka Hoosyimaada Dhalinyarada Ayaa inta Badan ku Shaqeysata Mooto Dhug Dhugleyda , Waxa Ayna U Noqotay Shaqo Abuur iyaga Oo Nolosha Qoyska Ka Dabaro Wadista Mootada.Dhalinyarada Ku Shaqeysata Mootada Bajaajta ah Ayaa u Qeybsan Laba Dhinac Qeyb Waa Milkiilayaal Halka Qeybta Kalana Ay Yihiin Shaqaale ku Shaqesyta Xirfadda Darawalnimada oo Kaliya. .
Tusaale Qofka iska Leh Bajaajta Wuxuu Ka Faa’iido Badan Yahay, Kan Kireystay. Badrooniyaasha Leh Mootada Bajaajta Ayaa Dhalinta Uga Kireeya Xeer ah in Sadax Meel Loo Qeybiyo Waxa Darawalka uu Soo Helo Maalintaas , Haldhig Ka Mid ah Waxa Qaato Darawalka Labada Soo Hartayne Waxaa Qaato Badrooniga Maalinta Sabtiga Ayaana Ah Maalinta AY Ugu Faa’ido Badan Tahay Wadista Mootada Sida uu Sharaxaayo Cabdi Qadar Maxamed Oo Ah Darawal.
Warbixintaas Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Wali Axmed Hilowle.