Muddaharaadada Tanzania oo sii baahaya xilli dhimasho la soo werinayo

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliyaha sare ee ciidanka Tanzania ayaa dadka ka mudaharaadaya doorashada madaxtinimada ee lagu muransan yahay ku tilmaamay “dambiilayaal”.

Isaga oo ka hadlayay telefishinka, Jeneraal Jacob Mkunda ayaa ku adkeystay in “falalka dambiyeed” ay dadkaasi gelayaan, isaga oo sheegay in ciidamadu ay xaaladda gacanta ku hayaan. Wuxuu intaa ku daray in la dhowro sharciga iyo kala dambeynta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here