Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha nool Jowhar oo laga dareemayo u Diyaar garoowga Munaasabadda Ciida.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilliga Ciidda Carafada waa mid ka mid ah munaasabadaha ugu waaweyn ee bulshada Soomaaliyeed ay xoolahooda, gaar ahaan ariga, ay u iibgeeyaan suuqyada, Maalmo kooban ka hor ciidda.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here