Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa,ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa, Hindise Sharciyeedka Ururrada iyo Xisbiyadda Siyaasadda JFS, Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka iyo midka dhismaha guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka iyo soohdimaha.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim