Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo muda sedax maalin ka socon doona magaalada kismaayo ayaa ka qeyeb galayaasha lagu bari doona wada-hadalada aan xanafta leyn iyadoo tababarka ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha dastuurka Jubaland.
waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.