Maaalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo dunida laga xusayo

0
101

Jowhar (Radio Isnaay)- Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo waxaa lagu dhawaaqay Shirweynaha Guud ee Hay’adda Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka ee Qaramada Midoobay (UNESCO) bishii Nofembar 1999.

16kii Maajo 2007 Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay qaraarkiisa A/RES/61/266 wuxuu ugu baaqay Dawladaha xubnaha ka ah “inay horumariyaan ilaalinta dhammaan luqadaha ay isticmaalaan dadyowga adduunku”.

Warbixintan gaar ah waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here