Jowhar (Radio Isnaay)- Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey Dood ku saabsan Dib u eegists Dastuurta iyo Hagaajinta Dowladnimada Soomaaliya kaasi oo uu marti ku ahaa wasiirka wasaarada Cadaalada iyo Arimaha dastuurka ee Dowlada Federalka ee Soomaaliya Hasan Macalin
Doodaan ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Dalada Damal Platform waxaana dooda su,aalo kala duwan lagu weydiinaayey Wasiirka iyadoona ay su,aalahaas weydiinayeen Ardeyda Jaamacaha iyo Qeybaha Kal duwan ee Bulshada.
Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen