Maamulka Degmada Warshiikh oo Ka Warbixiyay Mashaariicyo lagu Horumarinayo Degmadaasi

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoghaayah dowlada hoose ee degmada warshiikh ee gobolka shabeellaha dhexe Cabdullaahi Raage Colow ayaa ka warbixiyey mashaariicyo horumarineed oo laga hirgaliyey degmadaasi kuwaasi oo ay ka mid yihiin dhagax dhigga suuqa kalluunka, ballaarinta xarunta degmada, dhismaha goobo waxbarasho iyo xarumo Caafimaad.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here