Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe  oo Shaqo Abuur ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarda ku nool Deegaanada Hirshabeelle ayaa waxaa Soo Wajahay Shaqo yari Taas oo ay inta Badan Dhalinta Sabab uga Dhigeen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle iyo Doorkii ay ku lahaayeen Maamulka oo Maqan.

Iqra Cabdulqaadir oo kamid ah Dhalinyarada Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Sheegtay in Haddii Shaqo Abuur loo Sameeyo Dhalinyarada ay Meesha ka Bixi karto Shaqo yarida Baahsan ee Xilligan Heysata Dhalinyarada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here