Dhalinyaradda Magaallada jowhar oo ka hadlay Shaqo yari soo wajahday.

0
160

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Dhalinyaradda ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxa ay Sheegeen in ay soo wajahday shaqo yari taasi oo saameysay dhalinyarada waxbartay.
Maxamed Shiiq ibraahim Caagane waxa uu ka mid yahay Dhalinyarada Wax
baratay ee ku nool magaalada jowhar waxa uu Radio Isnaay usheegay in shaqo yarida uu
sabab uyahay  Cudurka covid 19.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Abdiwali Ahmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here