Xuska Maalinta Xoriyadda Warbaahinta oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu xusayay maalinta Xorriyadda saxaafadda Adduunka oo sanadkasta dunida looga dabaal-dago 3-da bisha May.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here