Xulka Gobolka Banaadir Oo Ku Guulaystay Koobka Maamul Goboleedyada Soomaaliya.  

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan xiiso iyo xamaasad leh ayaa Finalka Maamul Goboleedyada Somaliya & Gobolka Banaadir ku dhexmaray garoonka ENG. YARIISOW Stadium ee magaalada Muqdisho xulka gobolka banaadir ayaa ku guulaystay koobka maamul goboleedyada.

Kulanka ayaa ahaa mid xiiso leh waliba ay taageerayaal soo buux dhaafiyeen garoonka ENG. YARIISOW Stadium kulan ay xulalka labada gobol soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Yuusuf Abuubakar Ibraahim.