Xanuunka Duumada oo Dad ku soo Ritay degmada Dhoobley.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Duumada oo ka mid ah Cudurada  ka dhasha Biyaha haraadiga ah ee Wasaqeysan ayaa Waxa ay Soo Ridatay Dad ku Nool degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.