Wasaaradda Gar gaarka Hirshabeelle oo Deeq Rashiin ah kala Wareegtay Dowladda Soomaaliya.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Gar gaarka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa la wareegtay Gar gaarka ay soo dirtay Hey’adda Maareynta Qaranka, taas oo loogu talagalay dadka abaaruhu saameeyeen ee kunool deegaanada Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.