Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Shaacisay guullaha ay ka gaartay Horumarinta Tacabka.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim oo la hadlay Radio Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa sheegay in kaalin muhiim ah ay ka qateen Horumarinta Tacabka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here