Wasaarada Gargaarka Hirshabelle Oo Musharaxiinta Golaha Shacabka ugu baaqday in laga qeyb qaato gurmadka Abaaraha.

0
174

Jowhar (Radio Isnaay) Wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowlad gobaleedka Hirshabelle Cabdi Mahad Cabdullahi Qoorgaab oo warbaahinta kula hadlay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa ugu baaqay Musharaxiinta golaha shacab ee Hirshabelle  iyo Bulshada in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here