Ururka Dhalinyarada Hiil ee Deegaanada Hirshabeelle oo Ka War Bixiyay Qorshaha Ururkaasi.

0
184

Magaalada Jowhar Waxaa ka Jiro Ururo Dhalinyaro Oo aan Dowli Aheyn  Kuwaasi oo Ka Shaqeeyo Horumarinta Dhalinyarada Gobolka Shabellaha Dhexe.

Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Dhalinyarada Ee Hiil Shariif Axmed Calasoow oo Wareysi Siiyay idaacadda isnaay Ayaa Ka War Bixiyay Qaabka uu Ururka Hiil Ku Shaqeyo iyo Wax Qabadyadiisa Isagoo Sheegay in Ururkaan Hiil Ay Ku Mideysan yihiin Dhalinyarada Ku Nool Deegaanada Hirshabeelle.

Warbixintaas waxaa inoo soo jeediniyaa:- Cabdi Wali Axmed Hilowle.