Tartanka kubada Cagta Degmooyinka gobolka Banaadir oo Si Rasmi ah loo Daahfuray .

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daahfurka  Tartankan oo ka dhacay garoonka kubada cagta  ee Eng Yariisoow Stadium ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan DFS, Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal dadweyna ah oo ka kala socda qeybaha Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here