WARARKA Taliska Booliiska Degmada Guri-ceel oo Gacanta ku soo dhigay Mooto bajaaj laga xaday degmada. By admin - May 24, 2023 0 9 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Taliska Booliiska Degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa ka warbixiyay mooto Bajaaj dhowr maalmood ka hor laga xaday mid kamid ah xaafadaha Dgmada oo howlgal ay booliisku sameeyeen akdib gacanta lagu soo dhigay. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/05/WAR-GALAB-sax.mp3