Tacabka Beeraha ee xiliga gu’ga oo laga Bilaabay Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Xudur Ciise waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka Hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka curtay Roobka gu’ga taas oo ay ku diirsaden dadka iyo duunyada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.