Tababar lagu xoojinaayo xirfadda howlwadeennada Radio Isnaay oo Jowhar lagu qabtay.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan Maanta ka furmay Magaalada Jowhar ayaa waxaa loo qabtay howlwadeennada Radio Isnaay waxa uuna socon doona muddo sedex maalin ah iyado tababarkani lagu baran doono bedqabka weriyaha, habka loo sameeyo warbixinada ariimaha bini’aadanimada, habka loo qaado wareeysiyada iyo cashiro kale oo muhiim u ah kor uqaadida xirfadda weriyaasha Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar.

Warbxintan Waxaa Inoo Soo Jeedinayo : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here