Tababar kusaabsan kahortaga nafaqadarada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Caafimaadka G/Banaadir Dr Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho ka furay Tababar la xiriira heerka nafaqa darrada dadka kusoo Barakacay Kaamamka ku yaalo Degmooyinka Dayniile iyo Kaxda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here