Sara ukac kuyimid qiimaha la iibiyo  maciishada oo laga dareemayo suuqyada magaalada Jowhar

0
363

Jowhar (Radio Isnaay) Ganacsatada baqaarada raashiinka ku leh suuqa Hantiwadaag ee magaalada jowhar ayaa sheegay in raashiinka uu qaali noqday iyadoo loo sababeeynayo doorashooyinka iyo karonaha,Cabdicasiis Xaaji Xasan oo kamid ah ganacsatada magaalada Jowhar ayaa Radio Isnaay ugu warbixiyay  qiimahan sara ukacay.

Warbixinta waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi