Roobaab sababay dhimashada 217 qof oo ka da’ay dalka Brazil.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay gobolka Rio de Janeiro ee dalka Brazil, ayaa sababay dhimashada 217 iyadoo la waysan yahay 33 qof oo kale sida ay sheegtay warbaahinta maxalliga ahi.

Maamulka gobolka ayaa wada Dadaalada samatabixinta lagu baadigoobayo dadka maqan.
Guddoomiyaha gobolka Rio de Janeiro Claudio Castro ayaa sheegay in gobolka uu ka da’ay roobkii ugu badnaa tan iyo 1932-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here