Ronaldo “Hal Arin Darteed Ayaan Ugu Biiray Kooxda Al Nassr”

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ronaldo ayaa muujiyay sida uu uga faraxsan yahay  in uu u wareegay kooxda Alnasr ee Sacuudiga , waxa uuna carabka ku adkeeyay in uu u hamuun qabo tijaabada cusub .

Alnasr ayaa qaab  xor ah ku heshay Ronaldo ka dib markii laacibka iyo United si nabad ah u kansaleen hishiiskii uu kooxdaas kula jiray

Bogga rasmiga ee kooxda Alnasr ayuu Ronaldo ka yiri ” aad ayaan ugu hammuun qabaa tijaabadaan , dal cusub iyo horyaal cusub”.