Raysul wasaaraha Hindiya oo si kulul uga hadlay shilkii tareen ee Hindiya

0
76

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa sheegay in”ciqaab adag” la marsiin doonaa dadka lagu helo ina sabab u ahaayen shilka tareen oo dadka badan ku dhinteen oo ka dhacay bariga Hindiya

Ugu yaraan 288 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 800 oo kalena way ku dhaawacmeen shil Jimcihii ka dhacay gobolka Odisha, kadib markii laba tareen oo rakaab ah iyo tareen alaab sida oo ay isku dhaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here