Qoysas ku Barakacay Fatahaad uu Wabiga ka Geystay Tuulada Axmed Cigow.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda ku dhaqan Tuulada Buulo Axmed Cigow ayaa ku guuleystay in ay iska xiraan todobaadkan gudahiisa Fatahaad Horleh oo Kaga Timid Bariga Degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

Dadkan oo horay ula daalaa dhacayay Fatahaadihii aafeeyay tuulooyin hoos taga  Degmada Mahadaay oo qasaaro u geeystay beeraha iyo qaar ka mid ah guryahii ay degenaayeen balse lagu guuleystay xiritaanka sida uu Radio Isnaay u sheegay mid ka mid ah waxgaradka Tuulada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here