Owen Hargreaves Oo Liverpool U Sheegay Hal Arrin Oo Si Weyn U Caawin Kara Xilli Ciyaareedkan.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) – Khadkii dhexe ee hore ee kooxda Liverpool ee Owen Hargreaves ayaa Liverpool u tilmaamay hal arrin oo ka caawin kara inay xilli ciyaareedkan guulo badan gaadhaan.

Hargreaves ayaa aaminsan in Liverpool si xilli ciyaareedkani mid guuleed ugu noqdo ay tahay inay ku dedaasho inay shabaqeeda ilaashato ugu horreynba.

Reds ayaa xalay guul muhiim ah oo 2-0 ah ka gaadhay Napoli walow kooxda ree Talyaani uu mar gool u dhaliyay daafaca dhexe ee Leo Ostigar balse ay aalada VAR diiday.