Olole wacyigelin ah oo ku saabsan ka hortaga karoonka feyris oo laga sameeyay kaamamka barakacayasha ee Baladweyne.

0
198

Ururka ka hortaga Faquuqa iy xadgudubka bulshada gobolka Hiiraan ayaa olole wacyi gelin ah oo ku saabsan ka hortaga cudurka karoona feyris ka sameeyay kaamamka barakacayasha Baladweyne.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here