Midka mid ah Aabayaasha Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Jowhar oo Waalidinta ugu Baaqay Kawarqabka Ubadkooda Xilliga Korriimada.

0
49

Jowhar- (Isnaay Radio)- Kawarqabka iyo Korinta Wanaagsan ee Ubadka ayaa Mustqbal Wanaagsan u noqda waxa ayna sugtaa Aayatiinka Dambe ee Caruurta.

Aabe Maxamed Deeq Abdiwahab oo Kamid ah Aabayaasha Soomaaliyeed ee Kunool Jowhar oo Wareeysi gaar ah siiyay Radio Isnaay ayaa waxa uu Aabayaasha Soomaaliyeed ugu Baaqay in ay si wanaagsan uga warqabaan Caruurtooda Xilliga Koriimada.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:-  Abdifitah Ahmed Maclow