Mid ka Mid ah Abwaanada Jowhar oo ka Hadlay sida hal abuurada loogu dhirigaliyo Bulshada.

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abwaan daahir Xasan Cagayare wuxuu ka mid yahay abwaanada ka soo jeeda degmada Raage Ceelle ee g/sh/dhexe isla markaana ah abwaanada da’da yar ee hal abuurka leh waxa uu ka hadlay sida bulshada loogu dhirigaliyo hal abuurada Sugaanta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.