Maraykanka oo qarka u saaran “lacag la’aan” baahsan.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Maraykanka ayaa muddo toddobaadyo gudahood ah wajihi karta lacag la’aan baahsan, waa haddii loo oggolaan waayo in ay qaadato deyn dheeraad ah.

Waxaa laga digay in saameyn xun ay soo food-saari doonto dhaqaalaha caalamka haddii Congress-ka Maraykanka uu gaari waayo heshiis sare loogu qaadayo xaddiga lacagaha ay deynsan karto xukuumadda Washington.

Haddii siyaasiyiinta ay gaari waayaan heshiiskaas, waxaa dhici doonta in dowladda Federaalka ay bixin weydo deymaha hadda lagu leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here